Sunday, March 13, 2022

Wajiibaadka Loo Dhisaha

 Qdodobka 594aad

marka uu dhisahu dhameeyo howshiiuuna u diyaariyo loo dhisaha ,kani waa in uu markaa ay suurragl tahay la wareegaa sida ay macaamilaadka tahay . haddii xataa markaa si hsraci ah laga codsado in uu la wareego , Howsha laqabatay uusan ogolaan isaga oo aan keenin sabab  waafi ah , hawshaa la qabtay waxaa loo qaadanayaa  in lala wareegay  

Qodobka 595

hadii heshiis ama dhaqan ka soo horjeedo uusan jirin ,qiimha howsha la qabtay waxaa la bixinayaa wakhtiga wareejinta 

Qodobka 596

Haddii qiimaha aan mar hore la goyn , waa in lagu qiimeeyaa ayadoo loo eegayo qiimaha howsha iyo kharashka uu galey dhisaha 

Qodobka 597

1. Wuxuu xaq u leeyahay abaalgud u qaybsan diyaarinta nashqada iyo qiimeynta kharashka iyo abaalgud kale oo ah agaasinka shaqada 

2. Haddii abaalgudyadaasi aan lagu goynin heshiiska ,waxaa la qiimeynayaa iyadoo loo eegayo dhaqanka 

3. Hese yeeshe , haddii aan shaqada loo fulinin si waafaqsan nashqada uu jeexay abaalgudka waa in lagu qiimeeyaa iyadoo loo eegayo wakhtiga ay qaadatay diyaarinta nashqada iyadoo la tic gelinayo dabiicada shaqada 


4 comments:

afsomali chaoter four ,,,

  CHAPTER FOUR Data Discussions and Analysis 4.0 Introduction   This chapter presents and analyses the empirical findings pertaining...