Qdodobka 594aad
marka uu dhisahu dhameeyo howshiiuuna u diyaariyo loo dhisaha ,kani waa in uu markaa ay suurragl tahay la wareegaa sida ay macaamilaadka tahay . haddii xataa markaa si hsraci ah laga codsado in uu la wareego , Howsha laqabatay uusan ogolaan isaga oo aan keenin sabab waafi ah , hawshaa la qabtay waxaa loo qaadanayaa in lala wareegay
Qodobka 595
hadii heshiis ama dhaqan ka soo horjeedo uusan jirin ,qiimha howsha la qabtay waxaa la bixinayaa wakhtiga wareejinta
Qodobka 596
Haddii qiimaha aan mar hore la goyn , waa in lagu qiimeeyaa ayadoo loo eegayo qiimaha howsha iyo kharashka uu galey dhisaha
Qodobka 597
1. Wuxuu xaq u leeyahay abaalgud u qaybsan diyaarinta nashqada iyo qiimeynta kharashka iyo abaalgud kale oo ah agaasinka shaqada
2. Haddii abaalgudyadaasi aan lagu goynin heshiiska ,waxaa la qiimeynayaa iyadoo loo eegayo dhaqanka
3. Hese yeeshe , haddii aan shaqada loo fulinin si waafaqsan nashqada uu jeexay abaalgudka waa in lagu qiimeeyaa iyadoo loo eegayo wakhtiga ay qaadatay diyaarinta nashqada iyadoo la tic gelinayo dabiicada shaqada
Waanu kaa haynaa
ReplyDeletewaad mahad san tahay
ReplyDeleteGaryaqaan bootaan Shaqo fiican ayaad qabatay waan kugu hanbalyeynayaa
ReplyDeletedhammantiin waad mahasan tihiin asbaata qaaliag aha
ReplyDelete